Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Masraxiyaddii Aqoon iyo Afgarad: Musdambeed Taariikheed (Taxanaha Garasho Iyo Gudasho) (VOLUME1) (Somali Edition)

Masraxiyaddii Aqoon iyo Afgarad: Musdambeed Taariikheed (Taxanaha Garasho Iyo Gudasho) (VOLUME1) (Somali Edition)

By Saciid Saalax Axmed

Masrixiyaddanwacyigelinteedu waa mid waageedii ay ka curatay iyo kan maanta la joogaba ku habboon. Waxyaalaha ay tooska u abbaartay waxaa ka mid ah tilmaamidda in ka mid iimihii gumeystayaashii ay kaga tageen dadka iyo dalka Soomaaliyeed iyo kuwii la yimid isbeddelka nolosha bulshada casriga ah. Waxaa ka mid doorsoonkaaf, dhaqan, dhaqaale iyo siyaasadeed ee gaadhay ilaa loo soo joogay in jiilkii la filayay in uu dadlka iyo dadka xornimada curdinka helay horumar la taaban karo gaarsiiyo ay iyagiiba is af garan waayeen, dadkoodii ay u adeegi lahaayeenna aanay sidaa oo kale isu af garanayn. Loollankii ka dhexeeyay fikradihii siyaasadeed ee Bari iyo Galbeed iyo saamayntii tabnayd ee ay ku yeesheen manhajka iyo majaraha waxbarasho ee dhallinyaradii dibadaha waxbarashada u aaday dabadeedna dalkii dib ugu soo noqday iyaga oo kala sita cinwaanno culculus oo diktuur, dhoktor iyo ditoore ka wada kaca.Waxay ka turjumaysaamasraxiyaddu sheeko gudbinaysa qoys Soomaaliyeed oo reer miyi xooladhaqato iyo beeraleyba ah oo saboolna ah. Qoyska dhanna u ma fayooba!Caafimaadkiisu ma fiicna, xooluhuwaa ay ka wada bukaan, xagga daryeelkana waa uu ka liitaa.Qoyskaa kuwii dad iyo duunyo in ay u badbaadshaan laga dhawrayay waa kuwaa is af garan la’ lana af garan la’yahay! Dhanka kale, Aqoon iyo Afgarad xagga yididdiilada qumman iyo ifinta rejajooyinkii soo fool lahaa ka ma ay madhnayn. Waxa ay sii oddorostay horumarro ay ka mid ahaayeen hirgelintii qoridda Af Soomaaliga rasmiga ah ee aynnu hadda adeegsanaynno. Waxa kale oo ay masraxiyaddu halbeeg qumman diiradda ku saartay in badbaadada iyo horumarinta dal iyo dad aan looga sokeyn laguna dhaamin jiilka daljirka ah ee afkooda hooyo kaga haqab beela aqoonta dadkooda iyo dalkoodu u baahanyihiin.

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-61
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

About The Author

ISBN
LP-61
Weight
7.6 oz
Dimensions
5.51 × 0.39 × 8.5 in
Author Name
Saciid Saalax Axmed
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
27/06/2019
Book Language
Somali
Print length
178 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Publications
For Authors
Divisions
Information

Looh Press

Reviving Literature. Preserving Heritage.

Scroll to Top