- Home
- >
- Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Gundhigga (Somali Edition)
Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Gundhigga (Somali Edition)
By Axmed Faarax Cali Idaajaa
Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeysa, Laanta Afsoomaaliga ee BBCda iyo, ugu dambaysta, Laanta Afsoomaaliga ee Codka Maraykanka, magaceedana Voa lagu soo gaabiyo. Barnaamijyadan oo weli ‘Voa’da laga baahiyaayi waxay soo jiitamayeen muddo 40-gu’-ku-dhowaad ah, laga soo bilaabo sannadkii 1979kii. Dhegeysteyaal faro badan oo kala da’ iyo kala degaan ah, in badanna ku taxnaa ayaa barnaamijyadaas jeclaystay; kuwaas oo qaarkood ay igula taliyeen inaan u rogo buugaag isxiga oo la daabaco, lana faafiyo, si Soomaalida iyo Afsoomaaliguba ay, timaaddada, wax uga dheefaan. Aniguna kama diidine, waan ka yeelay. Badanaa, gabayada, geeraarrada iyo masafooyinka qoraalladaan ku xusani ma dhammaystirna. Waa tusaaleyaal aan ka soo dhanbashay gabaygii ama geeraarkii weynaa ee, asal ahaan, ay ka midka ahaayeen. Ha yeeshee, waxaan isku dayey akhristaha inaan farta ugu fiiqo buugga, iyaga oo dhammaystiran, ay markoodii horeba ku soo baxeen, haddiiba buug ay ku soo baxeeni uu jiro. Sidaas oo kale. waxaan isku dayey inaan sharax dheeraad ah ka bixiyo (footnotes) erayada aan is’iri in la laqbeeyo ayay u baahan yihiin; taasina, siday ila tahay, waxay akhristaha ka kaalmayn doontaa garashada dulucda dhabta ah ee maansoyahan-hebel uu u dan lahaa. Ugu dambaysta, waxaan diyaar u ahay inaan laab furan ku dhegeysto wixii dhalliil ah ama sixid ah oo akhristeyaashu ay ii soo jeediyaan.
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-68
About the Book
Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeysa, Laanta Afsoomaaliga ee BBCda iyo, ugu dambaysta, Laanta Afsoomaaliga ee Codka Maraykanka, magaceedana Voa lagu soo gaabiyo. Barnaamijyadan oo weli 'Voa'da laga baahiyaayi waxay soo jiitamayeen muddo 40-gu'-ku-dhowaad ah, laga soo bilaabo sannadkii 1979kii. Dhegeysteyaal faro badan oo kala da' iyo kala degaan ah, in badanna ku taxnaa ayaa barnaamijyadaas jeclaystay; kuwaas oo qaarkood ay igula taliyeen inaan u rogo buugaag isxiga oo la daabaco, lana faafiyo, si Soomaalida iyo Afsoomaaliguba ay, timaaddada, wax uga dheefaan. Aniguna kama diidine, waan ka yeelay. Badanaa, gabayada, geeraarrada iyo masafooyinka qoraalladaan ku xusani ma dhammaystirna. Waa tusaaleyaal aan ka soo dhanbashay gabaygii ama geeraarkii weynaa ee, asal ahaan, ay ka midka ahaayeen. Ha yeeshee, waxaan isku dayey akhristaha inaan farta ugu fiiqo buugga, iyaga oo dhammaystiran, ay markoodii horeba ku soo baxeen, haddiiba buug ay ku soo baxeeni uu jiro. Sidaas oo kale. waxaan isku dayey inaan sharax dheeraad ah ka bixiyo (footnotes) erayada aan is'iri in la laqbeeyo ayay u baahan yihiin; taasina, siday ila tahay, waxay akhristaha ka kaalmayn doontaa garashada dulucda dhabta ah ee maansoyahan-hebel uu u dan lahaa. Ugu dambaysta, waxaan diyaar u ahay inaan laab furan ku dhegeysto wixii dhalliil ah ama sixid ah oo akhristeyaashu ay ii soo jeediyaan.
About The Author
Customer Reviews, including Product Star Ratings help customers to learn more about the product and decide whether it is the right product for them.
To calculate the overall star rating and percentage breakdown by star, we don’t use a simple average. Instead, our system considers things like how recent a review is and if the reviewer bought the item on Amazon. It also analyzed reviews to verify trustworthiness.
ISBN
LP-68
Weight
14.6 oz
Dimensions
6 × 0.63 × 9 in
Author Name
Axmed Faarax Cali Idaajaa
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
16/08/2017
Book Language
Somali
Print length
278 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Related Books
Scroll to Top

Reviews
There are no reviews yet.