- Home
- >
- Dabkuu Shiday Darwiishkii – Riwaayad (Somali Edition)
Dabkuu Shiday Darwiishkii – Riwaayad (Somali Edition)
Riwaayaddan waxay iila eg tahay inaan durbaba carrabka ku dhufto inay tahay riwaayad jaadke da ah tii ugu horreeysey inta aannu og nahay. Waa riwaayad si gaar ah u muujinaysa halgankii Daraawiishta iyo himilooyinkii hoggaamiyahooda; Sayid Maxamad Cabdille Xasan. Ma aha mid aad qosol iyo maad ka filan karto, sida dad badan maskaxdooda ku soo dhacda kolkii ay magac riwaayadeed maqlaan. Waa mid tilmaamaysa noloshii adkayd ee ay ku noolaan jireen urur Soomaaliyeed oo mabda’ cad lahaa, goor iyo ayaanna u taagnaa meelmarinta mabda’oodaas ay maanka ku hayeen. Danta aannu riwaayaddaan ka lee nahay, iyada oo aan mid iyo laba lagu soo koobi karin, waxaa noogu weyn: Waa mare, inaannu qoreyaasha riwaayadaheenna tusno jid cusub oo ku saabsan soo-bandhigidda riwaayadaha taariikhda loogaga sheekeeyo. Waxaannu rabnaa inaannu fannaaniinteenna dareens inno inay jiraan siyaalo ka duwan habkii hore ee riwaayadaha aan ku soo wadney tan iyo waagii aynu bilawnay; sanooyinkii konto nadii horraankoodii.
$17.99
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-73
About the Book
Riwaayaddan waxay iila eg tahay inaan durbaba carrabka ku dhufto inay tahay riwaayad jaadke da ah tii ugu horreeysey inta aannu og nahay. Waa riwaayad si gaar ah u muujinaysa halgankii Daraawiishta iyo himilooyinkii hoggaamiyahooda; Sayid Maxamad Cabdille Xasan. Ma aha mid aad qosol iyo maad ka filan karto, sida dad badan maskaxdooda ku soo dhacda kolkii ay magac riwaayadeed maqlaan. Waa mid tilmaamaysa noloshii adkayd ee ay ku noolaan jireen urur Soomaaliyeed oo mabda' cad lahaa, goor iyo ayaanna u taagnaa meelmarinta mabda'oodaas ay maanka ku hayeen.
Danta aannu riwaayaddaan ka lee nahay, iyada oo aan mid iyo laba lagu soo koobi karin, waxaa noogu weyn: Waa mare, inaannu qoreyaasha riwaayadaheenna tusno jid cusub oo ku saabsan soo-bandhigidda riwaayadaha taariikhda loogaga sheekeeyo. Waxaannu rabnaa inaannu fannaaniinteenna dareens inno inay jiraan siyaalo ka duwan habkii hore ee riwaayadaha aan ku soo wadney tan iyo waagii aynu bilawnay; sanooyinkii konto nadii horraankoodii.
About The Author
ISBN
LP-73
Weight
7.5 oz
Dimensions
5.51 × 0.39 × 8.5 in
Paperback/Hardcover
Paperback
Book Language
Somali
Print length
178 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Related Books
Scroll to Top

Reviews
There are no reviews yet.