Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Maana-faay (Somali Edition)

Maana-faay (Somali Edition)

By Maxamed Daahir Afrax

“Xardhidda sheekadan qoraa Afrax wuxuu ku muujiyey hibo farshaxanimo heerka ugu sarreeya. Awood suugaan-yahanimo ayuu albaabka ugu furay dugsi laga baran karo sawiridda qofka aadmiga ah dareenkiisa dahsoon iyo jawiga ku xeeran. Waa sheeko-faneed suugaanta Soomaalida gaarsiisey maqaamkii ay ka mudnayd suugaanta caalamka.” – Prof. B.W. Andrzejewski “Sheeko-casri Af-Soomaali ku qoran Maana-faay waa tii ugu horreysey ee istaahisha magaca ‘sheeko-faneed”. Shaakadan Afrax wuxuu ku muujiyey hibo iyo karti-maskaxeed an caadi ahayn oo taariikhda gali doonta.” – Prof. Cali Jimcaale Axmed. “Maana-faay waxay farta ku fiiqaysaa dhinacyo badan oo ka mid ah xuma-falka ku dhex jira bulshada Soomaalida, taas oo lagu muujinayo dood-wadaagga dhex-maraya jilayaasha sheekada oo mid kastaba ku hadlayo lahjaddiisa iyo heerka garaadkiisa.” – Prof. Lidwien Kapteijns. “Waa sheeko qof kasta gilgilaysa. Waxay i xusuusisay xaafaddaydii Xamar-weyne ee an ku koray; waxay i hor-keentay dad aan qof-qof u garanayo.” – Shariif Maxamed Amiin. “Maana-faay waa dugsigii u horreeyey ee an ka bartay dhisidda toolmoon ee sheeko-faneedda casriga ah. Run ahaantii “Maana-faay” waxay helaysaa billadda ugu sarraysa dhammaan sheekooyinka Soomaalida inta aan ilaa iminka arkay. Qoraaga “Maana-faay”, Maxamed Daahir Afrax, waxaan u hayaa abaal ah sheekadiisani in ay ahayd tii i jeclaysiisay akhriska iyo qoraalka sheeko-soomaalida. Waxaan u hibeeyay sheekadayda magaceedu yahay “Aanadii Negeeye”.” – Qoraa sare Ibraahin Axmed Yuusuf “Hawd”

$18.08

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-62
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

“Xardhidda sheekadan qoraa Afrax wuxuu ku muujiyey hibo farshaxanimo heerka ugu sarreeya. Awood suugaan-yahanimo ayuu albaabka ugu furay dugsi laga baran karo sawiridda qofka aadmiga ah dareenkiisa dahsoon iyo jawiga ku xeeran. Waa sheeko-faneed suugaanta Soomaalida gaarsiisey maqaamkii ay ka mudnayd suugaanta caalamka.” - Prof. B.W. Andrzejewski “Sheeko-casri Af-Soomaali ku qoran Maana-faay waa tii ugu horreysey ee istaahisha magaca ‘sheeko-faneed”. Shaakadan Afrax wuxuu ku muujiyey hibo iyo karti-maskaxeed an caadi ahayn oo taariikhda gali doonta.” - Prof. Cali Jimcaale Axmed. “Maana-faay waxay farta ku fiiqaysaa dhinacyo badan oo ka mid ah xuma-falka ku dhex jira bulshada Soomaalida, taas oo lagu muujinayo dood-wadaagga dhex-maraya jilayaasha sheekada oo mid kastaba ku hadlayo lahjaddiisa iyo heerka garaadkiisa.” - Prof. Lidwien Kapteijns. “Waa sheeko qof kasta gilgilaysa. Waxay i xusuusisay xaafaddaydii Xamar-weyne ee an ku koray; waxay i hor-keentay dad aan qof-qof u garanayo.” - Shariif Maxamed Amiin. “Maana-faay waa dugsigii u horreeyey ee an ka bartay dhisidda toolmoon ee sheeko-faneedda casriga ah. Run ahaantii "Maana-faay" waxay helaysaa billadda ugu sarraysa dhammaan sheekooyinka Soomaalida inta aan ilaa iminka arkay. Qoraaga "Maana-faay", Maxamed Daahir Afrax, waxaan u hayaa abaal ah sheekadiisani in ay ahayd tii i jeclaysiisay akhriska iyo qoraalka sheeko-soomaalida. Waxaan u hibeeyay sheekadayda magaceedu yahay “Aanadii Negeeye”.” - Qoraa sare Ibraahin Axmed Yuusuf “Hawd”

About The Author

Customer Reviews, including Product Star Ratings help customers to learn more about the product and decide whether it is the right product for them.

To calculate the overall star rating and percentage breakdown by star, we don’t use a simple average. Instead, our system considers things like how recent a review is and if the reviewer bought the item on Amazon. It also analyzed reviews to verify trustworthiness.

Learn more how customers reviews work on Amazon

ISBN
LP-62
Weight
14.7 oz
Dimensions
5.06 × 0.8 × 7.81 in
Author Name
Maxamed Daahir Afrax
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
04/08/2018
Book Language
Somali
Print length
320 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Publications
For Authors
Divisions
Information

Looh Press

Reviving Literature. Preserving Heritage.

Scroll to Top