Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Macallinkeen Allow Kaal: Sooyaalka Waxbarashada Soomaaliya (Somali Edition)

Macallinkeen Allow Kaal: Sooyaalka Waxbarashada Soomaaliya (Somali Edition)

By Dr Cabdinuur Sheekh Maxamed

DIB-U-DHISKA DOWLADNIMADA SOOMAALIYA oo uu weli socdo qorshaheedii waxay soo martay marxalado kala duwan oo dib-u-dhac wayn ku keenay wadajirka iyo midaysnaanta barnaamijka waxbarashada dalka ka jiray muddadii u dhexaysay xornimada dalka ee 1960 ilaa iyo 1991. Burburkaasi wuxuu horseeday in ay soo baxaan saddex barnaamij waxbarasho oo is-garab socda oo aad mooddo in tartan wax iska caabbin ah uu ka dhaxeeyo, kaas oo horseeday in horumarka waxbarshada iyo maslaxadda guud ee ardayda iyo waalidiintu ay ka muhiimsananaato herdanka siyaasadda oo ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo xubnaheeda federaaliga ah ee Dowladgoboleedyada iyo Maamulka gobolada waqooyi ee Soomaaliland. DR. CABDINUUR SHEEKH MAXAMED waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhashay magaalada Muqdisho waxna ku bartay dalka oo arday, bare iyo xil wasiir waxbarasho ka soo qabtay. Dr. Cabdinuur wuxuu wax ku bartay Kulliyadda Waxbarashada ee Lafoole oo uu ka qaatay BSc., iyo Ohio University oo uu ka qaatay shahaadooyinka MA iyo PhD. Buuggan “Macallinkeen Allow Kaal” wuxuu soo bandhigaayaa dadaalkii dheeraa ee loo soo maray waxbrashada dalka noocyadeeda kala duwan iyo doorka weyn ee ay waalidka, macallinka iyo aqoonyahanku ku lahaayeen abaabulka, dhismaha iyo jiheynta waxbarasho tayo leh oo ka tarjunta mustaqbalka muwaadinka iyo ummadda Soomaaliyeed.

$26.49

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-17
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

DIB-U-DHISKA DOWLADNIMADA SOOMAALIYA oo uu weli socdo qorshaheedii waxay soo martay marxalado kala duwan oo dib-u-dhac wayn ku keenay wadajirka iyo midaysnaanta barnaamijka waxbarashada dalka ka jiray muddadii u dhexaysay xornimada dalka ee 1960 ilaa iyo 1991.

Burburkaasi wuxuu horseeday in ay soo baxaan saddex barnaamij waxbarasho oo is-garab socda oo aad mooddo in tartan wax iska caabbin ah uu ka dhaxeeyo, kaas oo horseeday in horumarka waxbarshada iyo maslaxadda guud ee ardayda iyo waalidiintu ay ka muhiimsananaato herdanka siyaasadda oo ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo xubnaheeda federaaliga ah ee Dowladgoboleedyada iyo Maamulka gobolada waqooyi ee Soomaaliland.

DR. CABDINUUR SHEEKH MAXAMED waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhashay magaalada Muqdisho waxna ku bartay dalka oo arday, bare iyo xil wasiir waxbarasho ka soo qabtay. Dr. Cabdinuur wuxuu wax ku bartay Kulliyadda Waxbarashada ee Lafoole oo uu ka qaatay BSc., iyo Ohio University oo uu ka qaatay shahaadooyinka MA iyo PhD. Buuggan "Macallinkeen Allow Kaal" wuxuu soo bandhigaayaa dadaalkii dheeraa ee loo soo maray waxbrashada dalka noocyadeeda kala duwan iyo doorka weyn ee ay waalidka, macallinka iyo aqoonyahanku ku lahaayeen abaabulka, dhismaha iyo jiheynta waxbarasho tayo leh oo ka tarjunta mustaqbalka muwaadinka iyo ummadda Soomaaliyeed.

About The Author

ISBN
LP-17
Weight
11 oz
Dimensions
6 × 0.48 × 9 in
Author Name
Dr Cabdinuur Sheekh Maxamed
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
21/01/2025
Book Language
Somali
Print length
230 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Publications
For Authors
Divisions
Information

Looh Press

Reviving Literature. Preserving Heritage.

Scroll to Top