- Home
- >
- Raaxada Guurka (Somali Edition)
Raaxada Guurka (Somali Edition)
By Sabriye M Muuse
Sabriye Macallin Muuse waa qoraa u ol’oleeya in Ummadda Soomaaliyeed afkeeda hooyo aqoonta laameheeda kala geddisan lagu gaarsiiyo, loogana haqabtiro. Buuggan RAAXADA GUURKA markii ugu horreysay waxa uu Dooxa-Qadar ka soo baxay sanadkii 2002-kii. Waxa uu ahaa buug Af Soomaali ku qoran oo noociisa ah kii ugu horreeyey, dagaal, bogaadin iyo dood bandanna aan kala kulmay. Run ahaantii, RAAXADA GUURKA waa, ilaa iyo iminka, buugagta la daabacay ee mooduuca guurka iyo gacal doorashada afka hooyo uga hadlaya, kii ugu caansanaa uguna af dheeraa, in kasta oo buugag badani xilligii isaga la daabacay wixii ka dambeeyey ay suuqa soo galeenna, buug u dhigma weli lama haayo. Akhristaha sharafta lahow, daabacaaddii labaad ee RAAXADA GUURKA ayaa ku hortaal, waxana weeye daabacaaddii koowaad oo dib loo tifaftiray, loo qaabeeyey, loona turxaan bixiyey, wixii mowduuca guurka muddadaas shan iyo tobanka sano ah ku soo kordhayna laguugu soo daray.
$13.50
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-65
About the Book
Sabriye Macallin Muuse waa qoraa u ol'oleeya in Ummadda Soomaaliyeed afkeeda hooyo aqoonta laameheeda kala geddisan lagu gaarsiiyo, loogana haqabtiro. Buuggan RAAXADA GUURKA markii ugu horreysay waxa uu Dooxa-Qadar ka soo baxay sanadkii 2002-kii. Waxa uu ahaa buug Af Soomaali ku qoran oo noociisa ah kii ugu horreeyey, dagaal, bogaadin iyo dood bandanna aan kala kulmay. Run ahaantii, RAAXADA GUURKA waa, ilaa iyo iminka, buugagta la daabacay ee mooduuca guurka iyo gacal doorashada afka hooyo uga hadlaya, kii ugu caansanaa uguna af dheeraa, in kasta oo buugag badani xilligii isaga la daabacay wixii ka dambeeyey ay suuqa soo galeenna, buug u dhigma weli lama haayo. Akhristaha sharafta lahow, daabacaaddii labaad ee RAAXADA GUURKA ayaa ku hortaal, waxana weeye daabacaaddii koowaad oo dib loo tifaftiray, loo qaabeeyey, loona turxaan bixiyey, wixii mowduuca guurka muddadaas shan iyo tobanka sano ah ku soo kordhayna laguugu soo daray.
About The Author
ISBN
LP-65
Weight
10.7 oz
Dimensions
5.5 × 0.54 × 8.5 in
Author Name
Sabriye M Muuse
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
08/03/2018
Book Language
Somali
Print length
258 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Related Books
Scroll to Top


Reviews
There are no reviews yet.