- Home
- >
- Adkaysi (Somali Edition)
Adkaysi (Somali Edition)
By Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga – laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraagu wuxuu si daacad ah u sharxayaa caqabadihii uu la kulmay, oo ay ka mid yihiin xarig, dibad-bax, iyo xataa isku day dil. Wuxuu iftiimiyaa xiriirkadiisa lala lahaa hogaamiyayaal kala duwan, ururro siyaasadeed, iyo dowladaha shisheeye, isagoo bixinaya aragti cusub oo ku saabsan siyaasadda iyo diblomaasiyada Soomaaliya.Buuggu maaha oo kaliya diiwaangelinta taariikhda shaqsiyeed, laakiin waa casharro muhiim u ah jiilalka cusub ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa danaynaya arrimaha siyaasadda iyo horumarinta qaranka. Buuggu wuxuu bixinayaa aragti qoto dheer oo ku saabsan sida loo maareeyo caqabadaha siyaasadeed iyo muhiimadda adkeysiga iyo go’aanka adag.CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME wuxuu ku dhashay magaalada Buulo Barde, gobolka Hiiraan 1968-dii. Wuxuu shahaadada Bachelor of Law ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee Khartuum, Suudaan 1997-dii, wuxuuna Master of Laws ka qaatay Jaamacadda National University of Malaysia 2002-dii. Wuxuu sidoo kale koorasyo ku saabsan hogaaminta, maamulka iyo xariirka caalamiga ah ka qaatay Machadka Hogaaminta London. Waa siyaasi Soomaali ah oo magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, isagoo noqday xubin muhiim ah oo ka mid ah shirkii dib u hishiisiinta Soomaaliya. Waxa uu soo noqday xubno baarlamaanka iyo wasiirka qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah. Wuxuu lataliye u soo noqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo laba jeer u tartamay xilka madaxweynenimada. Waa guddoomiyaha xisbiga Wadajir. Bishii Maajo 2022, waxa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu qoray buugga ‘Adkaysi (Looh Press, 2024).
$31.64
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-15
About the Book
SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga - laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraagu wuxuu si daacad ah u sharxayaa caqabadihii uu la kulmay, oo ay ka mid yihiin xarig, dibad-bax, iyo xataa isku day dil. Wuxuu iftiimiyaa xiriirkadiisa lala lahaa hogaamiyayaal kala duwan, ururro siyaasadeed, iyo dowladaha shisheeye, isagoo bixinaya aragti cusub oo ku saabsan siyaasadda iyo diblomaasiyada Soomaaliya.Buuggu maaha oo kaliya diiwaangelinta taariikhda shaqsiyeed, laakiin waa casharro muhiim u ah jiilalka cusub ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa danaynaya arrimaha siyaasadda iyo horumarinta qaranka. Buuggu wuxuu bixinayaa aragti qoto dheer oo ku saabsan sida loo maareeyo caqabadaha siyaasadeed iyo muhiimadda adkeysiga iyo go'aanka adag.CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME wuxuu ku dhashay magaalada Buulo Barde, gobolka Hiiraan 1968-dii. Wuxuu shahaadada Bachelor of Law ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee Khartuum, Suudaan 1997-dii, wuxuuna Master of Laws ka qaatay Jaamacadda National University of Malaysia 2002-dii. Wuxuu sidoo kale koorasyo ku saabsan hogaaminta, maamulka iyo xariirka caalamiga ah ka qaatay Machadka Hogaaminta London. Waa siyaasi Soomaali ah oo magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, isagoo noqday xubin muhiim ah oo ka mid ah shirkii dib u hishiisiinta Soomaaliya. Waxa uu soo noqday xubno baarlamaanka iyo wasiirka qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah. Wuxuu lataliye u soo noqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo laba jeer u tartamay xilka madaxweynenimada. Waa guddoomiyaha xisbiga Wadajir. Bishii Maajo 2022, waxa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu qoray buugga 'Adkaysi (Looh Press, 2024).
About The Author
Customer Reviews, including Product Star Ratings help customers to learn more about the product and decide whether it is the right product for them.
To calculate the overall star rating and percentage breakdown by star, we don’t use a simple average. Instead, our system considers things like how recent a review is and if the reviewer bought the item on Amazon. It also analyzed reviews to verify trustworthiness.
ISBN
LP-15
Weight
22.24 oz
Dimensions
6.14 × 0.88 × 9.21 in
Author Name
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Paperback/Hardcover
Hardcover
Publication Date
10/02/2025
Book Language
Somali
Print length
322 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.
Related Books
Scroll to Top

Reviews
There are no reviews yet.