Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119

Aqaldoog – Greenhouse

By Ciise Xaaji-Xuseen Axmed

AQALDOOG (GREENHOUSE) Mushruucaan aqaldooga wuxuu kaa caawinayaa in aadan noqon shaqaale u shaqo taga shaqsi kale oo aadan kobcin shaqsigaas ganacsigiisa uun balse aad adigu noqon doonto loo-shaqeeye la kobciyo ganasigiisa. Mashruucaan wuxuu kuu abuurayaa hanti raasumaal ah oo kuu shaqeysa, cidna kuu qaban meyso saacad iyo waqti aad ku soo shaqo gasho balse adiga ayaa maamulanaya waqtigaaga, hantidaada iyo noloshaada guud.

$20.17

Shipping calculated at checkout.

SKU: LP-3
[looh_variation_external_links]

About the Book

About The Author

XAAJI-XUSEEN AXMED waxuu ku barbaaray gobolka Banaadir halkaas oo uu kusoo qaatey waxbarashadii hoose/dhexe, ka dibna dalka dibaddiisa kasii ambaqaaday kuna qaatey aqoon kororsi. Qoraagu waa xeeldheere wax ka bartey beeraha iyo mowduucaan Aqaldoogga. Wuxuu muddo dheer ka soo shaqeeyey wadammada Talyaaniga iyo Iswiidhan. Waa xeeldheere waayo-aragnimo u leh aqaldoogga iyo sida wax loogu beero. Ciise waxuu go’aansadey in uu umadda Soomaaliyeed uga faa’iideeyo aqoontiisa ku saabsan aqaldoogga si uga shaqeystaan una qoray buugga “Aqaldoog-Greenhouse (Looh Press, 2025). Ciise hadda wuxuu degan yahay Iswiidhan.

ISBN
LP-3
Weight
5.4 oz
Dimensions
6 × 0.22 × 9 in
Author Name
Ciise Xaaji-Xuseen Axmed
Book Type
Paperback
Publication Date
30/08/2025
Book Language
Somali
Print length
106 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Scroll to Top