Aqaldoog – Greenhouse
By Ciise Xaaji-Xuseen Axmed
د.إ74.09
Shipping calculated at checkout.
About the Book
About The Author
XAAJI-XUSEEN AXMED waxuu ku barbaaray gobolka Banaadir halkaas oo uu kusoo qaatey waxbarashadii hoose/dhexe, ka dibna dalka dibaddiisa kasii ambaqaaday kuna qaatey aqoon kororsi. Qoraagu waa xeeldheere wax ka bartey beeraha iyo mowduucaan Aqaldoogga. Wuxuu muddo dheer ka soo shaqeeyey wadammada Talyaaniga iyo Iswiidhan. Waa xeeldheere waayo-aragnimo u leh aqaldoogga iyo sida wax loogu beero. Ciise waxuu go’aansadey in uu umadda Soomaaliyeed uga faa’iideeyo aqoontiisa ku saabsan aqaldoogga si uga shaqeystaan una qoray buugga “Aqaldoog-Greenhouse (Looh Press, 2025). Ciise hadda wuxuu degan yahay Iswiidhan.
Be the first to review this book!
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.