Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Somali Edition)

Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Somali Edition)

By Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey

Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa’ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2020 ka, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, ururdiimeedyadii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee ay kala hoggaaminayeen madaxweynayaashii kala duwanaa sida; Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud, Maamulladii kale oo dalka ka jiray iyo Urur Diimeedyadii jiray waqtiyadaas.Waxaa si faahfaahsan buuggu u falanqeyn taariikhda Gobollada Dhexe, Maamulka Bartamaha Soomaaliya iyo sidii uu ku yimid, Caqabadaha uu la kulmay. Qeybta ugu balaaran ee buugga waa dhismihii Galmudug, guddiyadii shaqooyinka ay soo qabteen, Galmudugtii hore, Ximin iyo Xeeb iyo Maamulladii kale oo jiray. Sidoo kale Galmudug sidii ay u dhisantay, sababihii keenay ilaa iyo doorashadii Madaxweyne Xaaf iyo doorkii dowlada Federaalka Soomaaliya.Maxamed Xaashi Cabdi “Carrabey” waa aqoonyahan, siyaasi, barre, ganacsade, aabbe ku dhashay magaalada Beled Xaawo 1972-dii, deganaa wixii ka danbeeyay 1991 wadamo kala duwan. Waxbarashadiisii hore waxay aheed Soomaaliya. Wuxuu ka qalanjabiyay Northampton University BA Daraasaadka Warbaahinta; Northampton University MA Xiriirka Caalamiga; Robert Gordon University MBA Maamulka Saliidda iyo Gaaska; oo ah kuligood Ingiriiska. Madaxweyne ku Xigeenka Dawlad-Goboleedka Galmudug (2015-2020). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta (2020-). Wuxuu ku hadlaa afaf kala duwan sida Soomaaliga, Ingiriiska, Hollandiiska, iyo Carabiga. Wuxuu qoray oo la daabacay: Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Looh Press 2024). Mudane Maxamed X. Cabdi Carrabey waa aabbe xaasle ah lehna 12 caruur. .

$39.95

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-34
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa'ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2020 ka, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, ururdiimeedyadii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee ay kala hoggaaminayeen madaxweynayaashii kala duwanaa sida; Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud, Maamulladii kale oo dalka ka jiray iyo Urur Diimeedyadii jiray waqtiyadaas.Waxaa si faahfaahsan buuggu u falanqeyn taariikhda Gobollada Dhexe, Maamulka Bartamaha Soomaaliya iyo sidii uu ku yimid, Caqabadaha uu la kulmay. Qeybta ugu balaaran ee buugga waa dhismihii Galmudug, guddiyadii shaqooyinka ay soo qabteen, Galmudugtii hore, Ximin iyo Xeeb iyo Maamulladii kale oo jiray. Sidoo kale Galmudug sidii ay u dhisantay, sababihii keenay ilaa iyo doorashadii Madaxweyne Xaaf iyo doorkii dowlada Federaalka Soomaaliya.

Maxamed Xaashi Cabdi "Carrabey" waa aqoonyahan, siyaasi, barre, ganacsade, aabbe ku dhashay magaalada Beled Xaawo 1972-dii, deganaa wixii ka danbeeyay 1991 wadamo kala duwan. Waxbarashadiisii hore waxay aheed Soomaaliya. Wuxuu ka qalanjabiyay Northampton University BA Daraasaadka Warbaahinta; Northampton University MA Xiriirka Caalamiga; Robert Gordon University MBA Maamulka Saliidda iyo Gaaska; oo ah kuligood Ingiriiska. Madaxweyne ku Xigeenka Dawlad-Goboleedka Galmudug (2015-2020). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta (2020-). Wuxuu ku hadlaa afaf kala duwan sida Soomaaliga, Ingiriiska, Hollandiiska, iyo Carabiga. Wuxuu qoray oo la daabacay: Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Looh Press 2024). Mudane Maxamed X. Cabdi Carrabey waa aabbe xaasle ah lehna 12 caruur. .

About The Author

ISBN
LP-34
Weight
24.32 oz
Dimensions
6.69 × 0.75 × 9.61 in
Author Name
Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey
Paperback/Hardcover
Hardcover
Publication Date
30/04/2024
Book Language
Somali
Print length
308 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Publications
For Authors
Divisions
Information

Looh Press

Reviving Literature. Preserving Heritage.

Scroll to Top