Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Qaamuuska Af Soomaaliga: iyo Naxwaha Af Soomaaliga oo Kooban (Somali Edition)

Qaamuuska Af Soomaaliga: iyo Naxwaha Af Soomaaliga oo Kooban (Somali Edition)

By Cabdalla Cumar Mansuur

Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa’idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah. .

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-58
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah.

.

About The Author

Customer Reviews, including Product Star Ratings help customers to learn more about the product and decide whether it is the right product for them.

To calculate the overall star rating and percentage breakdown by star, we don’t use a simple average. Instead, our system considers things like how recent a review is and if the reviewer bought the item on Amazon. It also analyzed reviews to verify trustworthiness.

Learn more how customers reviews work on Amazon

ISBN
LP-58
Weight
38.88 oz
Dimensions
5.5 × 1.91 × 8.5 in
Author Name
Cabdalla Cumar Mansuur
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
27/05/2020
Book Language
Somali
Print length
972 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Publications
For Authors
Divisions
Information

Looh Press

Reviving Literature. Preserving Heritage.

Scroll to Top