Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119

Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal

By Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey

Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa’ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2020 ka, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni.

Shipping calculated at checkout.

SKU: LP-34
$53.54
Book Type

Prefer to shop on Amazon?

About the Book

About The Author

Maxamed Xaashi Cabdi “Carrabey” waa aqoonyahan, siyaasi, barre, ganacsade, aabbe ku dhashay magaalada Beled Xaawo 1972-dii, deganaa wixii ka danbeeyay 1991 wadamo kala duwan. Waxbarashadiisii hore waxay aheed Soomaaliya. Wuxuu ka qalanjabiyay Northampton University BA Daraasaadka Warbaahinta; Northampton University MA Xiriirka Caalamiga; Robert Gordon University MBA Maamulka Saliidda iyo Gaaska; oo ah kuligood Ingiriiska. Madaxweyne ku Xigeenka Dawlad-Goboleedka Galmudug (2015-2020). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta (2020-). Wuxuu ku hadlaa afaf kala duwan sida Soomaaliga, Ingiriiska, Hollandiiska, iyo Carabiga. Wuxuu qoray oo la daabacay: Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal (Looh Press 2024). Mudane Maxamed X. Cabdi Carrabey waa aabbe xaasle ah lehna 12 caruur.

ISBN
LP-34
Weight
24.32 oz
Dimensions
6.69 × 0.75 × 9.61 in
Author Name
Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey
Book Type
Hardcover
Publication Date
30/04/2024
Book Language
Somali
Print length
308 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Scroll to Top