Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)

By Dr Maxamed Xuseen Macallin

Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda.

$14.95

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-42
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda. Waxay ahaataba qoraalka buugakani waxaa uu xanbaarsan yahay dabagalka tiirarka adag ee uu ku taagan yahay dhaqanka iyo afka Soomaaliga ee qurbaha si aynu u iftiimino dadaalada hal-doorka iyo xarumaha aqooneed ee ku aadan kor u qaadida iyo difaaca dhaqanka iyo afkeena hooyo ee qurbaha, gaar ahaan wadamada woyooyiga Yurub iyo boqortooyada Ingriiska.

About The Author

ISBN
LP-42
Weight
9.9 oz
Dimensions
5.5 × 0.67 × 8.5 in
Author Name
Dr Maxamed Xuseen Macallin
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
01/12/2023
Book Language
Somali
Print length
268 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Scroll to Top