Halgankii Gunnimadoonka
By Ibraahim Aadan Shire
BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa dhacdooyinkii keenay dullaankii Xabashidu ku soo gashay gobolka Gedo iyo mirihii ka dhashay. Waxaa qoraalku cuskanayaa xogogaalnimada qoraha, oo la noolaa dhacdooyinkaas, tixraacyo qoraallo hore oo si toos ah ama si dadban u taabanaya xaaladdii waddanka ama gobolka Gedo ee waqtigaas.
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-45
About the Book
About The Author
ISBN
LP-45
Weight
12.5 oz
Dimensions
6.69 × 0.46 × 9.61 in
Author Name
Ibraahim Aadan Shire
Book Type
Paperback
Publication Date
30/09/2023
Book Language
Somali
Print length
218 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.