Macallinkeen Allow Kaal: Sooyaalka Waxbarashada Soomaaliya
By Dr Cabdinuur Sheekh Maxamed
Shipping calculated at checkout.
About the Book
About The Author
DR. CABDINUUR SHEEKH MAXAMED waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhashay magaalada Muqdisho waxna ku bartay dalka oo arday, bare iyo xil wasiir waxbarasho ka soo qabtay. Dr. Cabdinuur wuxuu wax ku bartay Kulliyadda Waxbarashada ee Lafoole oo uu ka qaatay BSc., iyo Ohio University oo uu ka qaatay shahaadooyinka MA iyo PhD. Buuggan “Macallinkeen Allow Kaal” wuxuu soo bandhigaayaa dadaalkii dheeraa ee loo soo maray waxbrashada dalka noocyadeeda kala duwan iyo doorka weyn ee ay waalidka, macallinka iyo aqoonyahanku ku lahaayeen abaabulka, dhismaha iyo jiheynta waxbarasho tayo leh oo ka tarjunta mustaqbalka muwaadinka iyo ummadda Soomaaliyeed.
Be the first to review this book!
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Reviews
There are no reviews yet.