Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119

Qoristii Farta iyo Fidinteedii

By Cabdiraxmaan M Abtidoon

AFKA SOOMAALIGU muddo dheer ma lahayn far qoran oo mideysan, taasi waxay sababtay in taariikh badan, suugaan iyo aqoon qiimo leh ay lumaan ama si adag ku kaydsanaadaan. Qarnigii siddeed iyo tobnaad ayaa culimadii Soomaaliyeed bilaabeen dadaal xooggan oo lagu doonayey in afka loo helo hab qoraal rasmi ah.

Price range: $28.90 through $48.17

Shipping calculated at checkout.

SKU: LP-6
[looh_variation_external_links]

About the Book

About The Author

CABDIRAXMAAN MAXAMED ABTIDOON waa qoraa, barre, iyo cilmibaare afka, dhaqanka, iyo sooyaalka Soomaalida. Wuxuu horay u qoray dhowr buug oo kala ah kuwo waxbarasho iyo sheekooyin, waxaana ka mid ahaa: Impariamo il Somali-aan baranno Talyaani (1997); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 1aad (AMA Books, 2008); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 2aad (AMA Books, 2009); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 3 aad (AMA Books, 2011); Wadajir Baa Awood Leh (Galool, 2017); Baxaar Boqorkii Webiga (Galool, 2019); 1969 (Looh Press, 2020); Qoristii Farta iyo Fidinteedii (Looh Press, 2025). Cabdiraxmaan hadda wuxuu ku nool yahay waddanka Ingiriiska.

ISBN
LP-6
Weight
13.8 oz
Dimensions
6 × 0.44 × 9 in
Author Name
Cabdiraxmaan M Abtidoon
Book Type
Paperback / Hardcover
Publication Date
18/08/2025
Book Language
Somali
Print length
164 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Scroll to Top