Sahmin Falsafad Soomaaliyeed
By Nuuradiin Askar Ibraahiim
SAHMIN FALSAFAD SOOMAALIYEED waa buug muhiim ah oo si qoto-dheer uga hadlaya falsafadda Soomaaliyeed, kaas oo uu qoray aqoonyahan Nuuradiin Askar Ibraahim. Buuggan wuxuu soo bandhigayaa aragti cusub oo falsafadeed ah oo ku saleysan dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida, gaar ahaan gabayga abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde ee “Dugsi ma leh qabyaaladi.” Buuggu wuxuu ka kooban yahay shan cutub oo kala ah: falsafadda siyaasadda, falsafadda akhlaaqda, falsafadda aqoonta, fisigiska (Metaphysics), iyo falsafadda suugaanta.
$37.73 – $84.90Price range: $37.73 through $84.90
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-5
[looh_variation_external_links]
About the Book
About The Author
ISBN
LP-5
Weight
19.84 oz
Dimensions
6 × 0.75 × 9 in
Author Name
Nuuradiin Askar Ibraahiim
Book Type
Paperback / Hardcover
Publication Date
18/08/2025
Book Language
Somali
Print length
218 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.