Taariikhda Culimada Soomaaliyeed
By Maxamed Xuseen Macallin
Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango’neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, muddooyin kala duwan.
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-37
About the Book
About The Author
ISBN
LP-37
Weight
15.5 oz
Dimensions
5.5 × 1.05 × 8.5 in
Author Name
Maxamed Xuseen Macallin
Book Type
Paperback
Publication Date
19/02/2024
Book Language
Somali
Print length
424 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.