Wehelka Muslimka: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah
By Abdullahi Hassan Farah (San'aani)
Wehelka Muslimka: Qayb ka mid ah Ducooyinka Muhiimka u ah Qofka Muslimka ah waxaa sababay qoriddiisa siyaabahan:
In badan oo dadkeenna ka mid ah, in aanay aqoon ulahayn ducooyinkii Nebigeennu (ﷺ) ina baray;Qoraalada ducooyinka ah, oo luuqaddeenna ku qoran oo yar;Waqtiga la joogo oo ah waqti dadku adduunyo mashquul ku yihiin, xusiddii Eebbena ay yaraatay, marka laga reebo in yar oo Eebbe u naxariistay. Tiiyoo aan ku baraarugsannahay Alle xuskiisa iyo baryadiisu ahmiyadda ay leedahay;Soo kordhinta kitaab kooban oo xambaarsan ducooyin kooban, qofkuna waqti yar ku dheehan karo;Anigoo rajaynaya in Eebbaha sare, aniga iyo inta uu kitaabkani gaaraba ku anfaco adduun iyo aakhiro labadaba.
$17.42
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-25
About the Book
About The Author
ISBN
LP-25
Weight
5.1 oz
Dimensions
6 × 0.28 × 9 in
Author Name
Abdullahi Hassan Farah (San'aani)
Book Type
Paperback
Publication Date
03/07/2024
Book Language
Somali
Print length
112 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.