Xabsigaygii: Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed (Somali Edition)
By Yuusuf Xirsi Axmed
“Xabsigaygii” waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii “ii hay” ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). “ii hay” wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii “ii hay” ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). “ii hay” wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun inta’ xabsiga la dhigo loo deyn jirey hadba muddadii lays yiraahdo qofkaas edbin waa ugu filan tahay.
Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-51
About the Book
About The Author
PROFESSOR YUUSUF XIRSI AXMED waa qoraa ka mid ahaan jirey xubnaha Guddigii Afsoomaaliga iyo Akademiyadii Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta intii u dhexaysey 1972-1991. Wuxuu ku dhintay London, 2006 laguna aasay Gaalkacyo, Soomaaliya. Wuxuu ka tagey shan caruur ah iyo xaas.
ISBN
LP-51
Weight
5.3 oz
Dimensions
5.5 × 0.34 × 8.5 in
Author Name
Yuusuf Xirsi Axmed
Book Type
Paperback
Publication Date
11/08/2022
Book Language
Somali
Print length
134 pages
0
No reviews yet
Be the first to review this book!
×
Write a Review
Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.


Reviews
There are no reviews yet.