Free Shipping On UK orders over $25

bismilla-e1755384561119
  • Home
  • >
  • Khaladaadka Barbaarinta: 10ka Khalad ee ugu Waaweyn iyo Xalalkooda

Khaladaadka Barbaarinta: 10ka Khalad ee ugu Waaweyn iyo Xalalkooda

By Mubarak Hadi

Buuggan wuxu ku saabsan yahay 10ka khalad ee ugu waawayn ee uu waalidku galo iyo xalkooda. Qoraagu wuxu si faahfaahsan buugga ugu soo gudbinayaa aqoonta iyo xirfadaha aasaaska u ah barbaarinta wanaagsan. Wuxu khalad-saxayaa fahannada khaldan ee barbaarinta innaga haysta sida: korinta iyo barbaarinta, edbinta iyo ciqaabta iyo farqiyada u dhexeeya.

د.إ66.11

Shipping calculated at checkout.
SKU: LP-11
Prefer to shop on Amazon?

About the Book

❝Buuggan wuxu ku saabsan yahay 10ka khalad ee ugu waawayn ee uu waalidku galo iyo xalkooda. Qoraagu wuxu si faahfaahsan buugga ugu soo gudbinayaa aqoonta iyo xirfadaha aasaaska u ah barbaarinta wanaagsan. Wuxu khalad-saxayaa fahannada khaldan ee barbaarinta innaga haysta sida: korinta iyo barbaarinta, edbinta iyo ciqaabta iyo farqiyada u dhexeeya.

Wuxu tilmaamayaa caqabadaha qarniga 21aad iyo sida habboon ee aan ubadkeenna casrigan u dhex barbaarin karno. Buuggan waa hage muhiim u ah qoyska oo doonaya in uu soo saaro ilmo caafimad qaba iyo carruur mas'uul ah.❞

- Maxamed Cabdulaahi Cartan

Agaasimaha Madbacadda Looh Press

About The Author

MUBARAK HADI qoraa, tababbare iyo daaci ku nool dalka Maraykanka. Wuxu waxbarashadiisii jaamacadeed ku qaatay isla dalka Maraykanka isagoo bartay cimiga bulshada & cilmu nafsiga. Wuxu tababare iyo yahay mid ka mid ah aasaasayaasha Machadka Horumarinta Awoodaha Aadanaha ee PHD Center oo ay xaruntiisa tahay dalka Maraykanka.

Mubarak Hadi, waa qoraa leh labo buug oo uu ka mid yahay “Garaadso Intaadan Guursan” oo gayiga soomaalida caan ka ah. Tobankii sano ee lasoo dhaafay, wuxu ku hawlanaa majaalka tababbarka iyo tadriibka, isagoo tababarro iyo talooyinna siiyay boqollaal qof.

ISBN
LP-11
Weight
7.4 oz
Dimensions
5.5 × 0.4 × 8.5 in
Author Name
Mubarak Hadi
Paperback/Hardcover
Paperback
Publication Date
20/04/2025
Book Language
Somali
Print length
174 pages
0
No reviews yet

Be the first to review this book!

Related Books

Scroll to Top